Thursday, July 30, 2026
24.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo Amb. Yamamoto?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo magacaabay guddiga Aaska Madaxweynihii hore Cali Mahdi

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Taariikh nololeedkii Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed

Muqdisho (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto, Cali Mahdi Maxamed waxa uu ku dhashay tuulada cadowuul oo ka tirsan shabeelada dhexe sanadku markuu ahaa 1938. Cali...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee UK...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday

Nairobi (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed. Marxuumka ayaa ku...
Ahmed Mohamed

M/weynaha Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay guddoomiye Degmo

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay Gudoomiyihii Degmada Boosaaso, Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. Deni ayaa xeer...