Thursday, July 30, 2026
24.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dowladaha Jabuuti iyo Sacuudiga oo kawada hadlay xiriirka labada dal

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin Farxaan...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira wararka sheegaya in C/rashiid Janan uu heshiis la...

Gedo (Halqaran.com) – Warar ay Halqaran News ka helayso gobolka Gedo ayaa sheegaya, in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu heshiis hoose...
Ahmed Mohamed

DFS oo war ka soo saartay Shirkii maanta ee warbixinta looga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo...
Ahmed Mohamed

Shirka Wadatashiga oo ka furmay Muqdisho xilli ay ka maqan yihiin...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaliya, Cismaan Abokar Dubbe ayaa ku dhawaaqay in shirka wadaashiga qaran ee looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka uu...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay Wariye Kilwe Aadan Faarax

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar ah. Madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Hormuud Salaam Foundation oo $50,000 ugu deeqday abaaraha Gobolka Gedo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Hormuud Salaam Foundation oo looga bartey ineey gacan ka geeysato xaaladaha adag ee lasoo gudboonaado dadka Soomaaliyeed ayaa Maanta $50,000 oo...