Thursday, July 30, 2026
24.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka u jooga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya oo ay...
Ahmed Mohamed

Meydka laba qof oo lagu arkay duleedka magaalada Jowhar

Jowhar (Halqaran.clom) – Meydka laba ruux ayaa lagu soo warramayaa in lagu arkay duleedka magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle . Meydadka labada Ruux...
Ahmed Mohamed

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa isku xirka arrimaha gargaarka Soomaaliya ahna ku-xigeenka madaxa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Adam Abdul Mowla iyo u...
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS oo berri kulan Xasaasi ah yeelanaya

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in Isniinta berri ah ay yeeshaan kulan xasaasi ah, kaddib markii uu qabsoomi waayay kulan...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Ciidamo gadoodsan oo is hortaag ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan...

Garoowe  (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta ee maamulkaasi oo gadoodsan, kana cabanaya mushaar la’aan...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Xildhibaanno si adag uga soo horjeestay go’aankii guddoomiye Mursal

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa si adag uga soo horjeestay qoraalkii ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal...