
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii maanta ka dhacay Baydhabo & Booliska oo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Ciidanka XDS ee Al-Shabaab ka difaacay Degmada Awdheegle oo la dalacsiiyay...
Awdheegle (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Jimcihii maanta dalacsiiyay Ciidankii Xoogga Dalka ee maleeshiyada Al-Shabaab ka difaacay Degmada...
UPDATE: Maxkamad diiday in la xiro xeryaha Qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma...
Nairobi (Halqaran.com) - Garsoore Kenyaan ah ayaa is hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xirto laba xero qaxooti oo ay...
Seyga Boqoradda Ingiriiska ‘Prince Philip’ oo geeriyooday
UK (Halqaran.com) - Amiir Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham.
Amiirka ayaa boqoradda...
Jabuuti oo doorasho ka socota iyo madaxweyne Geelle oo codkiisa dhiibtay
Jabuuti (Halqaran.com) – Shacabka Jamhuuriyadda dalka Jabuuti ayaa Jimcihihii maanta u dareemay codbixinta doorashada 2021-ka oo ay ku tartamayaan Madaxweynaha hadda xukunka haye ee...
DAAWO VIDEO: Wasiir Dubbe ”Puntland iyo Jubbaland waa Jid iyo Jiho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa ka warbixiyey Natiijada Shirkii madaxda dowladda federaalka dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo aan...









