
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararkii ugu dambeeyay Kiisaska cusub ee Covid-19 ee Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Kiisaska COVID-19 ku sheegtay in 24 saac ee la soo...
Muxuu Wasiirka Ganacsiga ee Somaliya kala hadlay Safiirka Turkiga Amb. Mahmed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, ayaa halkaas...
DAAWO WAREYSI: Madaxweyne Waare oo shaaciyay waxa uu ku badashay kursigii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta Hanoolaato ayaa waxa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Ururka Daacish
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in maanta markale uu dagaal ku dhexmaray deegaanka Timirshe oo ka tirsan degmada Isku-shuban...
UPDATE: Faah-faahin ku saabsan weerar is-qarxin ah oo caawa ka dhacday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya, weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya,...
In kabadan 200 oo Tahriibayaal ah oo xeebaha Turkiga laga soo ...
Turkey (Halqaran.com) - Ciidamda ilaalada xeebaha ee waddanka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibayaal, kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib u soo celisay.
Dowladda...









