
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DF Somaliya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay Sarkaal ka tirsan...
Janaale (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee Gobolka Shabellaha hoose ku sugan, ayaa waxa ay sheegeen inay gacanta ku dhigeen Sarkaal ka...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo faah-faahin ka bixiyay safarka uu ku tagayo...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaaca ka qaaday in ay wada hadal lagalayaan dawladda Faderaalka Soomaaliya.
Mr. Deni...
UPDATE: Malaayiin Mareykan ah oo lagu Amray inay Guryahooda ka bixin
California (Halqaran.com) - Malaayiin Mareykan ah ayaa guryahooda ku sugan Sabtida maanta ah ka dib amar ay ka heleen mas’uuliyiinta gobolladooda iyo dowladaha hoose...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay dalalka dadka ka imaanaya ee la karantiili...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee...
Somaliland ”Maalmaha soo socda waxaa deegaannadeena ku soo wajahan Roobab xooggan”
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed oo ay Weheliyaan Agaasimka Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Beeraha ayaa sheegay...
UPDATE: Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay ammaanka Garoonka Doolow
Doolow (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ammaanka Garoonka diyaaradaha ay la wareegeen Ciidamo Itoobiyaan ah.
Wararka ayaa...









