Friday, September 18, 2026
27.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

WAR DEG DEG: Taliyihii ciidamada Booliska Afgooye oo qarax lagu dilay

Afgooye (Halqaran.com) - Taliyihii Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda hoose Marxuum Cabdiqaadir Nuurow ayaa ku dhintay qarax miino. Qaraxa ayaa lagula eegtay deegaanka Xaawa Cabdi...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Xaliimo Yareey oo ku dhawaaqday go’aanno ku saabsan Doorashada Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahi (Xaliima Yareey) oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta u qabatay ayaa waxa...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ‚Cumar Filish‘ oo daah-furay ololaha ka hortaga cudurka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololaha wacyigalinta ka hortaga cudurka Caabuqa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee kooxda Real Madrid ‘Lorenzo Sanz’ oo u dhintay...

Spain (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Kooxda Real Madrid Lorenzo Sanz ayaa geeriyooday isagoo da’diisu ay tahay 76 sano, kadib markii uu ku dhacay...
Ahmed Mohamed

Digniin ku socota ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise oo Axaddii maanta shir Jaraa‘id qabtay ayaa waxa...
Ahmed Mohamed

Wasiirro iyo Xildhibaanno oo u ambabaxay Baydhabo si ay ula kulmaan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi isugu jira Wasiirro, Senataro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Beelaha Hawiye ayaa u ambabaxay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee...