Tuesday, April 28, 2026
28.6 C
Mogadishu

WAR DEG DEG: Taliyihii ciidamada Booliska Afgooye oo qarax lagu dilay

Afgooye (Halqaran.com) – Taliyihii Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda hoose Marxuum Cabdiqaadir Nuurow ayaa ku dhintay qarax miino.

Qaraxa ayaa lagula eegtay deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka Dagmada Afgooye.

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Risaala u sheegay in taliyaha uu ku soo jeeday Muqdisho.

Sidoo kale, waxa waxyeelo ay soo gaartay Ciidamo la socday taliyaha.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...