
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta la dhaariyay +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) – Xarunta Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa Isniintii maanta lagu dhaariyay 95 Xildhibaan oo Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ah.
Xildhibaanadan...
Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay shabakad Al-Shabaab warqadaha u sameyn...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada NISA ayaa gacanta waxa ay ku soo dhigeen Shabakad Al-Shabaab u sameeya Documentiyo been abuur ah, kuwaasi oo lagu dhibaateeyo...
Gabar safar aheyd oo lagu kufsaday Warsheekh iyo raggii falkaasi geystay...
Warsheekh (Halqaran.com) - Laba nin oo ku labisnaa dareyska Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa xalay gabar dhalinyaro ahayd ku kufsaday Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabellaha...
UPDATE: Puntland oo ka hor-timid hadalkii guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka
Garowe (Halqaran.com) - Puntland ayaa ka soo horjeestay hadalkii Axaddii maanta kasoo yeeray guddiga doorashooyinka Qaranka ee lagu taageeray Sharciga doorashooyinka Qaranka oo ay...
Faah-faahin ku saabsan qaraxii galabta lagu dilay taliyihii booliska ee Afgooye
Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaysa qaraxii galabta lagu dilay taliyihii booliska degmada Afgooye marxuum Cabdiqaadir Nuurow.
Taliyaha ayaa qaraxa lagula eegtay deegaanka...
Mareykanka: Gabar Soomaali oo laga helay cudurka Coronavirus
New Mexico (Halqaran.com) - Sabrina Dhowre oo ah xaaska jilaaga Hollywood-ka Idris Elba ayaa xaqiijisay in uu ku dhacay fayraska corona, todobaad ka dib...









