Tuesday, April 28, 2026
28.6 C
Mogadishu

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay shabakad Al-Shabaab warqadaha u sameyn jirtay

Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamada NISA ayaa gacanta waxa ay ku soo dhigeen Shabakad Al-Shabaab u sameeya Documentiyo been abuur ah, kuwaasi oo lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed.

NISA ayaa waxa ay sheegtay xogo ay ka heleen shacabka Somaliyed in lagu soo ogaaday dadkaan warqadaha been abuurka u sameyn jiray Al Shabaab.

Raggaan ayaanan la sheegin rasmi ahaan meesha laga soo qabtay, balse wararka waxa ay sheegayaan in xubnahan laga soo qabtay Suuqa Bakaaraha oo warqadaha Been abuurka ay ku sameyn jireen.

Raggaan oo Saddex nin ah ayaa waxaa gacanta ku haayo Nabad Suggida Soomaaliya, waxaana ay ku xiran yihiin godka Jilacow.

Ururka Al-Shabaab ayaa dadka ku nool Magaalada Muqdisho waxa ay ku sameeyaan falal hanjabaad ah oo ku aadan inay u hoggaansamaan awaamiirtooda ama inay tallaabo ka qaadi doonaan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...