Friday, September 18, 2026
27.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Gudiga diyaarinta Xeerarka sharciga Doorashoyinka Qaranka oo maanta la magacaabay +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddi wadajirka ku-meel-gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhammaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa ku doortay guddoomiye,...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Amniga ee Somaliya ‘Islow’ oo beeniyay in ciidamo dowladeed la...

Muqdisho (Halqarna.com) – DF Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warar maalmihii la soo dhaafay soo baxaayay oo sheegaayay Ciidamo dowladeed in la dul...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo Garoonka Aadan Cadde ku gubtay Qaad si qarsoodi...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta gubtay jaad laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, xilli dowladda Federalka ay fasaxday laba...
Ahmed Mohamed

Tiro Soomaali ah oo Sweden ugu dhimatay Cudurka Coronavirus (COVID-19)

Sweden (Halqaran.com) – Waddanka Sweden ayaa ka mid ah dalalka Europe ee Cudurka Coronavirus (Covid-19) uu gaaray. Warbaahinta gudaha ee dalka Sweden ayaa xaqiijisay...
Ahmed Mohamed

Dhacdo Naxdin leh: Haweeney isku dishay magaalada Guriceel, kaddib markii ay…

Guriceel (Halqaran.com) - Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa lagu soo warramayaa in halkaasi uu ka dhacday fal argagax leh, kadib markii haweenay halkaasi...
Ahmed Mohamed

JABUUTI oo laga diiwaangeliyay kiisas hor leh oo cudurka Coronavirus

Jabuuti (Halqaran.com) - Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa maanta laga diiwaangeliyay kiisas hor leh oo la xiriira caabuqa dilaaga ah ee Coronavirus, xilli toddobadkii la...