
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AKHRISO: Somaliland oo Siddeed qodob oo muhiim ah ka soo saaray...
Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Khamiistii Maanta yeeshay Shirkoodii caadiga ahaa, iyaga oo inta badan kulanka diirada ku saarey arrimo la xiriira...
Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo DF Somaliya ay ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn Cafinta ayaa...
Kulan looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Qaranka oo maanta lagu qabtay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddi-wadajirka ku meel.gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda...
DF Soomaaliya oo ku dhawaaqday qofkii labaad oo laga helay Cudurka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqday qofkii labaad oo Soomaali ah in laga helay Cudurka Coronavirus, kaasi oo ku sugan...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ ”Waxaan diyaar u ahay inaan si wadajir ah...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa balan qaaday mucaarad iyo Muxaafid si wadajir ah inuu ula shaqeyn...
JABUUTI oo la xaqiijiyay inuu ku sii kordhay cudurka Coronavirus
Jabuuti (Halqaran.com) - Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxay Arbacadii maanta xaqiijisay sagaal kiis oo cusub oo kale, lana xiriira cudurka dilaaga ah ee COVID-19, ee...









