
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo ka hor-yimid xil ka qaadistii lagu sameeyay
Hiiraan (Halqaran.com) - Guddoomiyihii Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ee xilka qaadista lagu sameeyey ayaa kasoo horjeestaay xilka qaadistaas, isaga oo sheegay inay...
Rag bistoolado ku hubeysnaa oo lagu toogtay Suuqa Bakaaraha & Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho maanta ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo boolis ah iyo rag bistoolada ku...
AKHRISO: Bandow lagu soo rogay magaalooyinka Puntland si looga hortago faafidda...
Garowe (Halqaran.com) - Puntland ayaa shaaciyay inay bandow ku soo rogeen magaalooyinka maamulkaasi, si looga hortagga faafitaanka Fayraska Corona, kadib markii shir ay isugu...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo amar ku bixiyay in la joojiyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa xalay shir Guddoomiyay shirka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay qaraxii lagu dilay guddoomiyihii gobolka Nugaal
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa war ka soo saaray ismiidaamintii xalay ka dhacday Magaalada Garoowe, ee lagu dilay...
Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Garowe iyo mas’uuliyiin ku dhaawacay
Garowe (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Qarax la sheegay inuu caawa ka dhacay magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland.
Qaraxan ayaa ka...









