Garowe (Halqaran.com) – Puntland ayaa shaaciyay inay bandow ku soo rogeen magaalooyinka maamulkaasi, si looga hortagga faafitaanka Fayraska Corona, kadib markii shir ay isugu yimaadeen madaxda Maamulkaasi.
Amarada Puntland ay soo saartay ayaa waxaa ku jira Bandow ka bilaaban doona 6:00 Maqribnimo illaa 5:00 Subaxnimo, waxaana la amray Ciidamada Puntland inay dhaqangeliyaan amarkaasi.
Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedkaasi:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com








