
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
UPDATE: Kenya oo ku sii kordhay tirada dadka uu ku dhacay...
Nairobi (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay 29 ruux oo hor leh in uu ku dhacay Fayraska Corona (COVID-19), sida uu sheegay wasiirka caafimaadka...
Somaliland oo Jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray DF Soomaaliya...
Hargeysa (Halqaran.com) - War kasoo baxey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaarada aan la soo gaarsiin laba kiis...
CORONA NEWS: Maamulka Puntland oo dad ay karantiishay ku wareejisay maamulka...
Galmudug (Halqaran.com) - Guddiga ka hortagga faafitaanka Fayraska Corona (COVID-19) ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in dad laga shakiyey, balse la...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed oo ay ku dhinteen dad badan...
Kismaayo (Halqaran.com) – 24-kii saac ugu dambeysay ayaa waxaa dagaalkaan ku dhintay toddobo iyo toban qof, oo maleeshiyada labada beelood ah.
Toddobaadkan oo keliya ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay ciidamadii rasaaseeyay hoyga Sheekh Shariif
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya ay galabta rasaaseeyeen guriga uu magaalada Muqdisho ka degan...
RW Kheyre oo soo dhaweeyay go’aanka deeq bixiyayaasha Naadiga Paris
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay Deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris dalka uga cafiyeen $1.4...









