
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Jarmalka oo sii kordhay tirada dadka uu haleelay Cudurka Coronavirus
Berlin (Halqaran.com) – Waxaa aad u sii kordhay dalka Jarmalka dadka uu ku dhacay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee la soo dhaafay, wuxuuna gaaray...
Maxaa ka soo baxay kulankii Madasha Xisbiyada iyo Midowga Yurub?
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Axaddii maanta Magaalada Muqdisho kulan kula...
Duqii hore ee Muqdisho ‘Taabit Cabdi‘ oo si adag uga hadlay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taabit Cabdi Maxamed, guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir ahaana duqii Muqdisho ayaa si kulul uga hadley kufsi dhawaan Gabdho yar yar...
Muqdisho: Safaaradda Mareykanka oo ka jawaabtay eedeyntii NISA ee wariye Harun...
Muqdisho (Halqaran.com) – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho war ka soo baxay ayaa lagu sheegay, in Wariye Harun Macruf uu yahay wariye xirfladle ah,...
Madaxweynaha Galmudug oo ‘laamaha amniga’ faray in la xiro xudduudaha Galmudug
Galmudug (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa dhammaan ugu baaqay bulshadda deegaanada maamulka Galmudug in ay muujiyaan feejignaan dheeri...
Somaliland oo sheegtay in saddex magaallo oo ka mid ah uu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in xanuunka COVID-19 uu soo gaaray Somaliland,...









