
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Siyaasi CCWarsame oo soo bandhigay halista uu leeyahay Covid-19 & Farriina...
Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxa uu ka hadlay halista Soomaalida iska indha-tireysa ee bad qabka Caafimaad iyo saameynta uu reebi...
Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray madax dhaqameedkii ka hadlay Midnimada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland.
Mr. Biixi ayaa dhaqanka Somaliland ugu...
Ciidamada Booliska iyo Nabad sugidda Galmudug oo gudaha uga galay deegaanka...
Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida Galmudug oo wata gaadiidka dagaalka ayaa gudaha u galay Deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud, iyagoona xalay...
Xuduudaha gobolka Gedo uu la leeyahay dalalka Kenya iyo Itoobiya oo...
Gedo (Halqaran.com) - Markii ugu horreysay ayaa waxaa la xiray xuduudaha Gobolka Gedo uu la wadaago dalalka Itoobiya iyo Kenya, sababo la xiriira baqdinta...
Dowladda Soomaaliya oo faah-faahisay qofka u dhintay cudurka Coronavirus & Kiisaska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya qoraal ay soo saartay ayaa ku faah faahisay xaaladda Coronavirus ee Soomaaliya iyo shaqsi galabta u dhintay...
WAR DEG DEG: Qofkii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus ugu dhintay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Qofkii ugu horreeyay ayaa cudurka Coronavirus ugu geeriyooday Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo rasmi ah.
Waxaa lagu...









