Friday, September 18, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wariye Gurbiye oo si xun lagula dhaqmay Xabsiga dhexe ee Xamar...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa lagu soo warramayaa in ciidamada Asluubta ee maamula xabsigaasi ay si xun ula dhaqmeen wariye Cabdicasiis...
Ahmed Mohamed

Duulimaadyadii tagi jiray deegaannada Hirshabelle oo la hakiyay

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa amar ku bixiyay in la hakiyo dhammaanba duulimaadyada yimaada Deegaanada Hirshabelle. Digreeto saqdii dhexe xalay...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Askari ka tirsan ciidamada DF Somaliya oo caawa lagu dilay...

Guriceel (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu diley askari ka tirsnaa Ciidamada Dowladda...
Ahmed Mohamed

Madaxda Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo kawada hadlay saameynta Cudurka...

Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah...
Ahmed Mohamed

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya oo si kulul u beeniyay warar laga...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa saacadihii la soo dhaafay ayaa baraha bulshada iyo Warbaahinta qaarkood lagu baahiyey in Guddiga doorashooyinka Qaranka ay ku dhawaaqayaan dib...
Ahmed Mohamed

Soomaaligii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus ugu dhintay gobolka Minnesota

Minnesota (Halqaran.com) - Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ayaa shalay lagu aasay gobalka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ay ku...