Saturday, June 13, 2026
26 C
Mogadishu

Soomaaligii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus ugu dhintay gobolka Minnesota

Minnesota (Halqaran.com) – Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ayaa shalay lagu aasay gobalka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ay ku noolyihiin, kadib markii uu u geeriyooday cudurka Coronavirus (Covid-19).

Marxuumka ayaa lagu magacaabay Xaaji Saalax Cabdalla Maxamed oo 86 jir ahaa, islamarkaana qabay xanuuno kale, sida uu xaqiijiyey wiil uu dhalay.

Mareykanka ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka uu sidaweyn u saameeyey Cudurka Coronavirus, waxaana maalin walba ku dhinta kumanaan qof.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...