
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Baxnaano: Ma Mucaawinadii ay Hay’aduhu bixin jireen baa mise?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa 18-kii Abriil 2020, isaga oo daahfuraya Mashruuca Baxnaano, sheegay in uu aad ugu faraxsanahay in markii...
DAAWO SAWIRRO: Isbitaalka Martiina oo si dhammeystiran loo qalabeeyay si loogu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa in sida ugu habboon uguna dhaqsaha badan loo xakameeyo cudurka CODIV-19, ayaa qalabkii caafimaad ee loo...
DF Somaliya oo ganacsatada ugu baaqday inay Safka hore ka galaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga qayb...
Mareykanka oo gurmadkii ugu horreeyay oo caafimaad soo gaarsiiyay Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Deeqdan caafimaad oo ah deeqdii ugu horeysay ee noooceeda ah ee ka timid Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii maanta lagu wareejiyay Wasaaradda...
Nin hubeysan oo 16 ruux ku dilay dalka Canada, isna markii...
Canada (Halqaran.com) - Nin hubeysan oo watay gaari booliis ah ayaa dilay ugu yaraan 16 qof oo ay ku jirto haweeney halka la yiraahdo...
Madaxweynaha Somalilad oo si kulul uga hadlay dagaal khasaare geystay oo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadley dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay...









