Tuesday, April 28, 2026
28.6 C
Mogadishu

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ‚Cumar Filish‘ oo daah-furay ololaha ka hortaga cudurka COVID-19

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololaha wacyigalinta ka hortaga cudurka Caabuqa ah ee Covid-19 oo dhibaato adag ku haya nolasha iyo horumarka caalamka.

Aqalka Dowlada hoose ayaa lagu Soo bandhigay gaadiid ay ku xiran yihiin cod baahiyaal loogu talagalay in bulshada lagu gaarsiiyo fariimaha wacyigalinta ka hortaga Coronaveris.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan dekadda Qalalan ee magaalada Muqdisho u furey Xarun dadka uu Cudurkaasi soo rito lagu karantiilo, iyada oo ay maanta booqatay guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...