Guddoomiyaha gobolka Banaadir ‚Cumar Filish‘ oo daah-furay ololaha ka hortaga cudurka COVID-19
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ‚Cumar Filish‘ oo daah-furay ololaha ka hortaga cudurka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololaha wacyigalinta ka hortaga cudurka Caabuqa...




