
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Faahfaahin: Mareykanka oo duqeyn ku garaacay maleeshiyaad Al-Shabaab oo isku aruursanayay...
Janaale (Halqaran.com) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay shan duqeymood oo ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab ka gaysatay meel u dhaw Jannaale, intii u...
Ciidamo cusub oo maanta tababar loogu soo xiray Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Kismaayo tababar loogu soo gabagabeeyay dufcadii afraad ee kamid noqonaysa ciidanka booliska dawlad goboleedka Jubbaland, kuwaas oo muddo...
Guddoomiyihii deegaanka Goofgaduud ee G/Baay oo caawa lagu dilay Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) - Guddoomiyihii Deegaanka Goofgaduud Buurey, Xasan Mayow Isaaq ayaa waxaa caawa lagu toogtay deegaankaasi, kadib markii ay rasaas huwiyeen kooxo hubeysan.
Xasan Mayow...
Cudurka Coronavirus oo ku sii faafaya dalka Kenya
Nairobi (Halqaran.com) – Waxaa dalka Kenya ku sii fidaya caabuqa Coronavirus, iyadoo tan iyo Jimcihii laga diiwaangeliyay dalkaasi illaa toddobo kiis, sida ay xaqiijisay...
RW Kheyre oo Addis Ababa kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Itoobiya...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Arbacadii maanta kulan miro dhal ah magaalada Addis Ababa kula qaatay...
Golaha Wasiirrada Hirshabelle oo ansixiyay miisaaniyadda 2020 ka +(SAWIRRO)
Jowhar (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa waxay maanta ansixiyeen Miisaaniyadda 2020, ee ay ku shaqayn doonto Hirshabelle, ka dib markii ay soo gudbisay...









