Saturday, April 18, 2026
29.4 C
Mogadishu

Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Somaliya oo sheegtay inay weerar lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamada Dawladda iyo dadka deegaanka oo is kaashanayaa ayaa subixii Talaadada maanta ah howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Xalfooleey oo ku yaalla...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay diyaarinayeen

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faa-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax xooggan oo jugtiisa aad looga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxa...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Bakool & Xubno ka tirsan...

Xudur (Halqaran.com) – Diyaaradaha dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay xalay duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyeen degaan hoostaga degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay Xubno ka tirsan...

Jilib (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska xoogga Dalka oo kaashanaysa Taliska Ciidanka Africom ayaa duqeyn cirka ah u gaystay Warshad ay lahaayeen Al-Shabaab oo qaraxyada...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan...

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaan ayaa...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay howlgal ku dileen xubno ka...

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska gorgor ayaa howlgal ka fuliyey deegaanka Ceel-Maracadde ee gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiisha howlgalkan hoggaamineysay ayaa waxa ay...
Ahmed Mohamed

Xubno ka mid ah Al-Shabaab oo la sheegay inay u gudbeen...

Garoowe (Halqaran.com) - Laamaha amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa xaqiijiyay in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ee ku sugan buuraleyda Galgala ay todobaadkii hore u gudbeen...
Ahmed Mohamed

Milateriga Somaliya ‘‘Waxaan ku dilnay dagaalkii Daynuunaay Xubno ka tirsan Al-Shabaab”

Daynuunaay (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal culus oo Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab shalay ku dhexmaray deegaanka...