Tuesday, May 12, 2026
29.9 C
Mogadishu

Wararkii ugu dambeeyay

Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Afisyooni

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta la filayaa in shir uu u furmo madaxda maamul goboleedyada dalka iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la doonayo in...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Safarka Madaxweynaha Puntland ee Kismaayo & Wararkii ugu dambeeyay...

Garoowe (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni uu diyaaraddii uu u raacay Magaalada Kismaayo...
Editor

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ciidamada dowladda lagula eegtay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaya qarax sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagula...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaare geystay oo ka dhacay isgoyska...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax gaari ku xirnaa oo maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho. Qaraxaan ayaa ka dhacay Isgoyska...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Faah-faahin cuusb & wararkii ugu dambeeyay weerarkii ka dhacay degmada...

Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa weerar maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab xalay ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo Khasaare geystay oo ka...

Bariire (Halqaran.com) -  Ciidamo ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa waxa ay dagaal culus ku qaadeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha hoose oo Ciidamada...
Jama Sh. Yusuf

XOG XASAASI: Wararkii ugu dambeeyay mooshinkii la hor geeyay Baarlamanka Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Mooshinkii dhowaan ay golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyeen qaar kamid xildhibaanada golahaasi inuu...