Wararkii ugu dambeeyay
Update: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay Xabsiga Dhexe & sida...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya iska horimaad hubeysan oo galabta ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, kaddib markii...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Covid-19 ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa faah-faahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday...
Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Coronavirus ee gudaha Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu...
Wararkii ugu dambeeyay, banaanbixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Sabtidii maanta markale banaanbax isugu soo baxay dadweyne careysan nawaaxiga Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho, kadib markii ay ka caroodeen...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay qarax miino oo ka dhacay Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, gaar...
Wararkii ugu dambeeyay Nabaddoon lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu toogtay nin nabaddoon ahaa, kaasi oo lagu dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Dilkan marxuumka ayaa ka...









