Wararkii ugu dambeeyay
Dagaalkii Awdheegle & Khasaarahiisa iyo Al-Shabaab oo war ka soo saaray...
Awdheegle (Halqaran.com) - Waxaa Faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaysa qaraxyo iyo dagaal toos ahaa oo maanta Maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen degmada Awdhgeele ee...
Wararkii ugu dambeeyay iyo Faah-faahin cusub oo ku saabsan dagaalkii qeybo...
Ceel-Afweyn (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maanta laba beelood ku dhexmaray deegaannada degmada Ceel-Afweyn oo muddooyinkii ugu dambeeyay halkaas...
UPDATE – Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha qaraxii ka dhacay Xarunta Dowladda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa ciidan fara-badan geysay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, oo galabta uu ka dhacay qarax waxyeelo soo gaarsiiyay Masuuliyiinta Maamulka...






