Tuesday, May 12, 2026
29.9 C
Mogadishu

Wararkii ugu dambeeyay

Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Afisyooni

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta la filayaa in shir uu u furmo madaxda maamul goboleedyada dalka iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la doonayo in...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Shabeellaha hoose iyo Wararkii ugu...

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya, in qarax khasaare geystay uu halkaasi ka dhacay. Qaraxan oo ahaa...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed oo ay ku dhinteen dad badan...

Kismaayo (Halqaran.com) – 24-kii saac ugu dambeysay ayaa waxaa dagaalkaan ku dhintay toddobo iyo toban qof, oo maleeshiyada labada beelood ah. Toddobaadkan oo keliya ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DF Soomaaliya oo ciidamo hor leh geysay gobolka Gedo & Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa waxay weli wadaa qorshaheeda ay ciidamada ugu daabuleyso Gobolka Gedo, tan iyo markii la sheegay inuu xabsiga ka...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay howlgal ay ciidamada Danabd ka fuliyeen gobolka Shabeellaha...

Wanlaweyn (Halqaran.com) - Xoogaga Guutada 16aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxay hawlgal ballaaran ka fuliyeen Deegaanka Leego, ee duleedka Degmada Wanlaweyn...
Weriye Ahmed Abdi

Faah-faahin ku saabsan qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay Koontaroolka Sayidka oo ay ku sugan...
Weriye Ahmed Abdi

Cabsi xooggan oo la soo deristay shacabka reer Cadaado iyo Wararkii...

Cadaado (Halqaran.com) -  Bulshada ku dhaqan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa la soo deristay cabsi, ka dib markii maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ay...