Tuesday, May 12, 2026
29.9 C
Mogadishu

Wararkii ugu dambeeyay

Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Afisyooni

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta la filayaa in shir uu u furmo madaxda maamul goboleedyada dalka iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la doonayo in...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ciidamada XDS oo la wareegay degmada Matabaan & Wararkii ugu dambeeyay

Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Ciidamada Danab ee Xoogga dalka Soomaaliya ay la wareegeen gacan...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni

Kismaayo (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland ku dhexmaray duleedka Magaalada Kismaaayo ee xarunta KMG...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Abaabul dagaal oo ka socda Dhuusamareeb iyo Wararkii ugu dambeeyay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in abaabul dagaal oo iska soo horjeeda ay...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Caawa dagaalkii ka dhacay Ceelasha Biyaha +...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Faah faahin ayaa kasoo baxeysa dagaal Ciidamada Booliska iyo maleeshiyaad ku dhexmaray deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho. Dagaalka ayaa ka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii khasaaraha ka dhashay ee ka dhacay...

Xudur (Halqaran.com) -  Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa dagaal gaystay Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo duleedka Magaalada Xudur ku dhexmaray maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu ahaa Ujeedkii laga lahaa raafkii maanta ka dhacay Jowhar &...

Jowhar (Halqaran.com) - Ciidamada amniga ee Maamulka Hirshabelle ayaa hawlgal raaf ahaa ka sameeyay xaafadda Hanti Wadaag ee Magaalada Jowhar, iyagoona ku soo qab...