Wafdi
Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...
Madaxweynaha Galmudug & Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho:
Madaxweyne Qoorqoor ayaa madax iyo...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcihii maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Wafdiga...
Wafdi ka socda Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo Muqdisho yimid
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi Interpol ah.
Wafdigaan oo ahaa heer caalami ayaa...
War ka soo baxay guddigii loo xil saaray xallinta Khilaafka dowladaha...
Djibouti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shir la yeeshay waftiga Djibouti ee IGAD ay u xil saartey xal-u-helidda...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda...
Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo...









