Wafdi
Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Wafdiga Madaxweynaha...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Somaliya ‘Xaashi’ oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Madaxweyne Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho +(...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka, Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iy wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wafdiga...
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Deg. Balanbal +(SAWIRRO)
Balanbal (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Maxamed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga madaxweynaha...
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo noqday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu...
Wafdigii uu hoggaaminayay madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Raiisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan...









