Wafdi
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...
SAWIRRO: Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka gaashaandhiga oo tagay Awdheegle (Ogow Ujeedka)
Awdheegle (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen degmada Awdheegle ee...
DAAWO SAWIRRO: Sida RW Xasan Cali Kheyre munaasabad sagootin ah loogu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay...
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo u dhoofay dalka Jabuuti...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u dhoofay magaalada Jabuuti ee caasimadda...
Wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo ku qul-qulaya Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray qaar kamid ah safiirada dowladaha caalamka u fadhiya Muqdisho iyo wakiillada hey’adaha...
Wafdi uu horkacayo madaxweynihii hore Koonfur Afrika oo goor-dhow soo gaaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Thaabo Mbeki, ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Markii ay wafdigan...









