Saturday, June 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

Soomaaliya

Masar oo 240 Tan Shixnad gargaar ah soo gaarsiiyay Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal shalay la soo dhigtay Barta Facebook ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in Markab waday...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir arrimo badan looga hadlayay oo ka dhacay Masar

Qaahira (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir ay si...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

UPDATE: Kiisas cusub oo Covid-19 oo laga diiwaan-geliyay Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka XF Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19...
Editor

Ciidamada Mareykanka oo dib loogu soo celinayo Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamada Mareykanka ayaa la sheegay in dib loogu soo celinayo gudaha Soomaaliya lix bilood uun kadib markii ay gebi ahaan kawada...
Sayid Omar Abdalla

Imaaraatka Carabta ayaa gargaar u soo direysa Soomaaliya

Abu Dhabi (Halqaran.com) - Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa afar diyaaradood oo gargaar raashiin sida usoo direysa Soomaaliya, toddobaadkaan ayaa la filayaa in laba diyaarad...
Ahmed Mohamed

Update: Weriye Caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in caawa waqooyiga magaaladaasi lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan. Allaha u naxariisto marxuumka ayaa...
Ahmed Mohamed

Somalia: Faah-faahin ku saabsan Kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah-faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka safmareenka COVID-19 ee Soomaaliya. Wasaaradda Caafimaadka ayaa...
Editor

WHO oo shaacisay xilliga ay Somaliya heli doonto tallaalka COVID-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Soomaaliya ayaa heli doonta tallaalka cudurka COVID-19 bishan aynu ku jirno ee Febraayo, sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Madaxa...