Monday, May 11, 2026
27.9 C
Mogadishu

Somalia: Faah-faahin ku saabsan Kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah-faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka safmareenka COVID-19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in Jimcihii maanta guud ahaan Cudurka laga helay 28 ruux oo ku sugan Caasimadda Muqdisho iyo deegaannada maamulka Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

2021 Soomaliya: 620

Laga Helay: 28

Banadir: 27

Hirshabelle: 1

Lab: 22

Dhedig: 6

Dhimasho: 2

Tirada Guud ee Laga Helay: 5,013

Bogsashada Guud: 3,733

Dhimashada Guud: 144

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...