Saturday, June 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

Soomaaliya

Masar oo 240 Tan Shixnad gargaar ah soo gaarsiiyay Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal shalay la soo dhigtay Barta Facebook ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in Markab waday...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir arrimo badan looga hadlayay oo ka dhacay Masar

Qaahira (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir ay si...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Ciidamada dalka Turkiga oo soo qab-qabtay tahriibayaal badan oo ay...

Turkey (Halqaran.com) - Ciidamada Illaalada Xeebaha dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay tahriibayaal fara badan oo ay Soomaali ku jirto. Dadka la qab qabtay waxaa...
Ahmed Mohamed

DEG DEG DAAWO MUUQAAL: Somaliland oo si jees jees ah uga...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay muran badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Mareeyaha dekedaha Somaliland, Saciid Xasan Cabdullaahi...
Weriye Ahmed Abdi

TOP NEWS + AKHRI: Soomaaliya oo xubin ka noqotay guddi caalami...

India (Halqaran.com) - Guddiga doorashooyinka Qaranka oo dalka Hindiya uga qeyb galay shirweynaha guddiyada doorashada adduunka ayaa loo doortay xubin ka mid ah guddiga...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in Al-Shabaab ay Dowlad kale ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Markan kama hadleyno falalka ay geystaan ama sida ay u dhacaan, si kale hadaan u dhigno, qaabka loo qorsheeyo, waxaanse eegaynaa...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta kormeeray Bangiga Dhexe ee Somaliya,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisl wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa waxa uu Tallaadadii maanta kormeer ku tagey Xarunta Bankiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho. Mr....
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Jen. Indha Qarshe oo si kulul u eedeeyay Madaxda Dalka,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii xilka laga qaaday e Ciidanka Xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa si weyn u dhaliilay hannaanka loo...