Soomaaliya
Ajaaniib Al-Shabaab ah oo laga soo qabtay Gobolka Jubbada hoose iyo...
Afmadoow (Halqaran.com) - Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Saacadahii lasoo dhaafay Saddex xubnood oo ah Ajaaniib ka bar-bar dagaallamaysay Ururka Al-Shabaab lagu soo...
Soomaliya oo jawaab deg-deg ah ka bixisay warbixintii doodda dhalisay ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Qadar ay kala hadleen qoraal...
UPDATE: “Qadar Wakiiladeeda Soomaaliya Waa Shabaab iyo Daacish”! waxaa sidaasi yiri…
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska Newyork Times ka qoray qaraxyo iyo dil ka dhacay magaaladda Boosaaso...
UPDATE: Al-Shabaab oo Qadar Wakiil Kaga ah Qaraxyadda Somaliya!
Muqdisho (Halqaran.com) - Labo sano ayaa kasoo wareegatay markii dowladda Qatar ay dowladaha khaliijka iyo qaar kamid ah dowladaha qaaradda Africa ay ku eedeeyeen...
Wasiir ka digay in la farageliyo madax-bannaanida Somaliya
Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay diblomaasiyiinta shisheeye ee safaaradaha ku leh magaalada...








