Saturday, June 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

Soomaaliya

Masar oo 240 Tan Shixnad gargaar ah soo gaarsiiyay Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal shalay la soo dhigtay Barta Facebook ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in Markab waday...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir arrimo badan looga hadlayay oo ka dhacay Masar

Qaahira (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir ay si...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Soomaaliya oo Kigaali kaga qayb galaysa shir looga hadlayo cunna yarida...

Ruwanda (Halqaran.com) - Magaalada Kigaali ee caasimadda dalka Ruwaanda wax ay martigelisay shir looga hadlayay xaaladda cunto yarida ee ku sii baahaysa Afrika iyo...
Jama Sh. Yusuf

XOG CUSUB: Mareykanka oo Soomaaliya siinayo taageero dhinacyo badan leh &...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa faah-faahin dheeri ah ka bixisay kulan Muqdisho ku dhex maray kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee arrimaha siyaasadda,...
Ahmed Mohamed

Dowladda Somaliya iyo Ururka Iskaashiga islaamka ‘OIC’ oo yeelanaya iskaashi dhinacyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaiya, Axmed Ciise Cawad, ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi heer sare ah oo ka socda...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Ma ogtahay in DF Soomaaliya aqoonsi iyo diiwaan-gelin u sameynayso...

Muqdisho (Halqarna.com) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo bandhigtay siyaasadda aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha. Ujeedooyinka sharcigan ayaa lagu...
Weriye Ahmed Abdi

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo tababaray Ugandha oo dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - 95 sarkaal oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ah oo tababar kusoo qaatay dalka Ugandha ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Saraakiishan...
Weriye Ahmed Abdi

Dowladda Masar oo Soomaaliya ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Argagixisada

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda dalka Masar ayaa ballan-qaadday in dowladda Soomaaliya ay ka gacansiinayso dagaalka ay kula jirto kooxaha argagixisada ah ee kasoo horjeeda. War...