Saturday, May 30, 2026
26.7 C
Mogadishu

UPDATE: “Qadar Wakiiladeeda Soomaaliya Waa Shabaab iyo Daacish”! waxaa sidaasi yiri…

Muqdisho (Halqaran.com) – Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska Newyork Times ka qoray qaraxyo iyo dil ka dhacay magaaladda Boosaaso ee gobolka bari.

Qoraal uu soo saaray xibsigiisa ayuu ku sheegay in Qadar ay Soomaaliya wakiil ugu yihiin Maleeshiyaadka Al-shabaab iyo Daacish.

“Xisbiga Wadajir wuxuu canbaaraynayaa sida gurracan ee ay dawlada Qatar iyo wakiiladeeda Soomaaliya ugu adeegtaan kooxaha argagexisada ah. Waxaa ayaandaro ah wayn ah in iyadoo dawladii la duminayo, dano shisheeye loo adeegayo, shacabkii la gumaadayo, haddana magac wadani iyo islaanimo la adeegsado. Walee idinma aamino.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...