Thursday, November 13, 2025
28.7 C
Mogadishu

Daacish

Puntland oo ka warbixisay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

Bari (Halqaran.com) – Saacadihii la soo dhaafay, ciidamada Puntland ayaa howlgallo kala duwan ka fuliyay dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari, halkaas oo mararka...

Madaxweynaha Puntland Deni ”Waanu kordhinay la dagaallanka Al-Shabaab iyo Daacish”

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo Talaadadii maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada Puntland...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Rag diyaarinayay qaraxyo oo la qabtay & faah-faahino ka soo baxaya

Boosaaso (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga Puntland ee loo soo gaabiyo PSF ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen shakhsiyaad diyaariya qaraxyada lagu aaso...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Puntland oo dagaal ku qabtay Maxaabiis Al-Shabaab ah & Wararkii...

Galgala (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu ka dhacay deegaannada Galgala iyo Bali-Khadar ee gobolkaasi, waxaana halkaasi...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan duqeyn iyo dagaal ka dhacay G/Bari

Bari (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal iyo duqeyn subixii Talaadada maanta ah ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Bari. Dagaalkaas ayaa...
Ahmed Mohamed

Boosaaso: Ciidamada Puntland oo fashiliyay weerar Qaraxyo ah +(SAWIRRO)

Boosaaso (Halqaran.com) – Howlgal ay ciidanka maamulka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ku soo qabteen qaraxyo kala duwan oo lagu diyaarinayay guryo...