Qadar
UPDATE: Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho oo dhaawicii u geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqii magaalada Muqdisho, ahaana gudoomiyihii Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Khamiistii maanta magaalad Dooxa ee dalka Qatar ugu geeriyooday dhaawacii toddobaadkii hore...
XOG: Muxuu ka yiri Wasiir Cawad qaraxii Boosaaso ee lagu eedeeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa su’aalo weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Axmed Ciise Cawad.
Guddigan oo guddoomiye u yahay...
Qadar oo mashaariic badan ka fulinaysa deegaannada HirShabeelle & Waddada Jowhar...
Jowhar (Halqaran.com) - Wafdi uu horkacayo danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya, Xasan Bin Xamsa Asad oo Sabtidii shalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...
Dhaawaca Duqa Muqdisho ‘Yariisow’ oo laga geeyay magaalada Doxa
Doxa (Halqaran.com) - Diyaarad militari oo laga leeyahay dalka Qatar ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka qaaday dhaawaca Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...
UPDATE: “Qadar Wakiiladeeda Soomaaliya Waa Shabaab iyo Daacish”! waxaa sidaasi yiri…
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska Newyork Times ka qoray qaraxyo iyo dil ka dhacay magaaladda Boosaaso...
Madaxweynaha Puntland oo Sheegay in lagu Kalsoonan Karo Sirta uu baahiyay...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/laahi Deni oo Magaaladda garoowe ka daahfuray bandhigga buugaagata ee Garoowe ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska...









