Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay muran badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Mareeyaha dekedaha Somaliland, Saciid Xasan Cabdullaahi oo wareysi siiyay telefeshinka Sahan, ayaa sheegay in arrinta muranka badda ay tahay, mid ka dhaxeysa dalka aanu jeerka nahay ee Soomaaliya iyo Kenya, ‘‘mana ahan mid Somaliland khuseysa‘‘, sida uu yidhi maareeyuhu.
Haddaba Hoos ka Daawo Muuqaalka Wareysiga Maareeyaha:
→DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:⇓
DEG DEG: Maxkamadda ICJ oo dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Xafiiska Halqaran.com, Hargeysa
Halqarannews@gmail.com