Somaliland
DAAWO SAWIRRO: Sida xalay 26-ka June looga xusay magaalada Muqdisho &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho iyo inta badan Gobollada dalka Soomaaliya lagu qabtay munaasabado loogu dabaaldagayay 61-guuradii kasoo wareegtay markii Gobollada Waqooyi...
Guddoomiye cusub oo loo doortay Magaalada Berbera
Berbera (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Berbera ee deegaannada Somaliland Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala...
Madaxweynaha Somaliland oo warqadda aqoonsiga ka guddoomay wakiilka Imaaraatka Carabta
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sabtidii maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee isutagga Imaaraatka Carabta usoo magacowday...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ‘‘Ma aqoonsanin heshiiskii lagu gaaray Baydhabo‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo heshiiskii doorashada ay...
Puntland oo ciidamo tira badan geystay magaalada Bandhan ee G/Sanaag
Sanaag (Halqaran.com) - Puntland ayaa Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa daraawiishta waxaa ay geysay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo maalmihii la...
Somaliland lifts ban on Universal TV
Somaliland authorities have lifted a ban on a UK based Somali television station barely six months after it ordered off air.
In a statement on...









