Tuesday, February 10, 2026
25.7 C
Mogadishu

Somaliland

Golaha Ammaanka oo war cusub ka soo saaray Xaaladda magaalada Laascaanood +(War-saxaafadeed)

Laascaanood (HalQaran.com) - War-saxafaadeedka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray madaxweynaha golahaas, Lana Zaki Nusseibeh oo ah danjiraha halkaa u fadhida...

Somaliland oo war yaab leh ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee ciidanka milatariga Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taanioo la hadlay warbaahinta ayaa sheegasho yaab leh ka soo saaray...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Somaliland oo si kulul uga hadashay Kufsiga iyo dilkii ka dhacay...

Burco (Halqaran.com) – Iyadoo 11-kii bishaan Oktoobar, Hooyo saddex carruur leh oo lagu Magacaabi jiray Ugbaad Cali Cabdullaahi kufsi iyo dil loogu geystay magaalada...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Hargeysa oo lagu qabtay dad faafinayay Diinta Kirishtaanka & Booliska...

Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya, in ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen laba ruux oo ay sheegeen...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: M/weynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo si kulul ugu jawaabay hadalkii...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somalilnad, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xalay sheegay ee...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Somaliya aan la kala...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falanqeynta...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Somaliland oo si adag uga hadashay go’aankii DF Somaliya

Hargeysa (Halqaran.com) – Somaliland oo war ka soo saartay go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaga soo horjeesatay Xiriirka Taiwan iyo Somaliland ay yeesheen, kaddib markii...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo ka jirta deegaan ka tirsan...

Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed ay ka taagan tahay deegaanka...