Sheekh Shariif
Sheekh Shariif oo si adag uga hadlay xaaladda dalka oo uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna gudoomiyaha golaha Musharraxiinta oo Jimcihii maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa si...
Sheekh Shariif oo eedeeyay Madaxda DFS‚ ‘‘Madaxda DFS daacad kama ahan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka,...
Sheekh Shariif iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Finland oo arrimo muhiim...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulanka dhinaca qadka ah la yeeshay Wasiirka arrimaha...
Sheekh Shariif ‘‘DF Soomaaliya ayaa mas’uul ka ah inay xoogeystaan Al-Shabaab‘‘!
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hab fogaan arag ah uga qayb galay Dood Celmiyeed uu soo...
Sheekh Shariif: Qalabka loogu talagalay Covid-19 waxaa lagu kala iibsanayaa Suuqyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay Suuqyada Magaalada Muqdisho in lagu kala iibsanaayo qalabka loogu talo galay...
AKHRISO: Madasha Xisbiyada Qaran oo war deg-deg ah ka soo saaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Xadgudubyo ay...








