ra'iisul wasaare Rooble
RW Rooble oo kulan la qaatay Safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez...
RW Rooble oo la kulmay guddi ka socda Jaamacadaha dalka +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Jaamacadaha dalka, isagoo kala...
Gaalkacyo: Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay goob lagu soo dhaweyn...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya, in Qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay halkaasi, sida...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado +(SAWIRRO)
Cadaado (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey Galmudug +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Madaxda...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Isimada dhaqanka iyo bulshada rayidka...
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo magaalada Garoowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland...









