ra'iisul wasaare Rooble
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la qaatay...
RW Rooble oo kormeeray qaar ka mid ah isbitaallada Muqdisho, una...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada...
RW Rooble oo maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliyeed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Sabtidii maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Amiirka dalka Kuweyt, gaarsiiyayna Dhambaalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Safarkii ugu horreeyay maanta ku tagi doona...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee DF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda...
R/Wasaare Rooble oo qorsheynaya inuu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirrada cusub &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed xuseen Rooble uu qorsheeyay in uu...









