Qarax
Update: Faah-faahin iyo Khasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qaraxyadii xoogganaa ee duhurnnimadii maanta ka dhacay xarunta wasaaradda Waxbarashada oo ku taalla agagaarka...
Wararkii ugu dambeeyay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ismiidaamin oo Khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Talaadadii maanta ka dhacay Afaafka...
Musharrax Daahir Geelle oo war ka soo saaray qaraxii lala beegsaday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka tacsiyeeyay askar ka mid ilaaladiisa oo xalay qarax lagula beegsaday magaalada Muqdisho.
Musharax Geelle ayaa...
Al-Shabaab oo ka hadashay sababta ay u dileen Gen. Galaal
Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in bartilmaameedka koowaad ee weerarkii lagu qaaday Hoteel Afrik uu ahaa General Maxamed Nuur Galaal oo ka...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeybgalay aaska marxuum Shaafi Raabi +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Guddoomiyahii Rugta...
Weerar toos ah iyo qarax oo lagu qaaday Hotel ku yaalla...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin horudhac ah ka soo baxaya weerar ku bilowday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray Hotelka Elite...









