Puntland
XOG XASAASI AH: DF Somaliya oo Wafdi u dirtay Puntland si...
Boosaaso (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan, in Wafti ka socda dowladda Federaalka oo ay ka...
DHAGEYSO: Maxay tahay Sababta ay Jubbaland u qaadacday Shirka maanta ka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qaadacay Shirka Madasha Iskaashiga Somaliya oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, xilli Puntland ay mar sii horeysay...
XOG XASAASI: Maxaad ka Ogtahay Sababta ay Puntland Xabsiga u dhigtay...
Garoowe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Badhan ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya, in ciidamada dowlad goboleedka Puntland ay maanta xabsiga dhigeen guddoomiye...
XOG XASAASI: Puntland oo shaacisay inay qabatay xubo ka tirsan Al-Shabaab...
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Daraawiishta ee dowlad goboleedka Puntland, Sareeye Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada maamulkaasi...
DHAGEYSO + XOG XASAASI: Puntland oo shaaca ka qaaday in Somaliland...
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland, Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar (Dheere) oo haatan ku sugan degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa si kulul...
DEG DEG + XOG CUSUB: Puntland oo ballan qaadan inay la...
Garoowe (Halqaran.com) – Maamulka Puntland ayaa balan qaaday inay la wareegi doonto dhismayaal ku yaal degmada Taleex ee gobolka Sool si ay ugu qabato...









