Mareykanka
Mareykanka: ‘‘Waxaan duqeyn ku Dilnay mid ka mid ah Aasaasayaashii Ururka...
G/Baay (Halqaran.com) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn ay 2-dii bishan April ka gaysteen deegaanka Bush Madiina ee Gobolka Baay lagu dilay sarkaal...
Faa-faahin dheeraad ah iyo Wararkii ugu dambeeyay duqeyn dad shacab ah...
Jilib (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe shalay halkaasi ay ka dhacday...
Laacibkii cayaaraha NBA-da Kobe Bryant oo shil diyaaradeed ku geeriyooday
Los Angeles (Halqaran.com) - Kobe Bryant oo kamid ahaa ciyaartooydii abid ugu wanaagsanaa ee NBA-da islamarkaana ahaa orodyahan caan ah ayaa ku geeriyooday shil...
5 qof Soomaali ah oo ku dhimatay Dab xooggan oo ka...
Minnesota (Halqaran.com) - Dad Soomaali ah ayaa ku geeriyooday dab ka kacay dhisme dabaq ah oo ay wax ka daganaayeen dalka Mareykanka.
Inta la xaqiijiyey...
Farmaajo oo si cajiib leh uga hadlay abaalmarintii lagu guddoonsiiyay dalka...
New York (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Abaalmarin lagu guddoonsiiyay Magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Waxa sharaf ii...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay toogasho ka dhacday gobol ku yaalla dalka...
Texas (Halqaran.com) - Booliska Mareykanka ayaa sheegay in tacshiirad lagu furay dad badan oo joogay magaalooyin ku yaal gobolka Texas ee Maraykanka ay ku...









