Mareykanka
Tirada dhimashada ee Coronavirus ee Mareykanka oo kor u dhaaftay ‘150...
New York (Halqaran.com) - Mareykanka tirada dhimashada ee Fayraska Karoona ayaa dhaaftay 150,000 oo ruux, taas oo ah tirada ugu badan oo Covid-19 uu...
Mareykanka: ‘‘Ciidamada DF Soomaaliya kama adkaan karaa Al-Shabaab”! + (Warbixin Cusub)
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa muujiyay in Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya wali tayadooda ay liidato oo aysan si adag ula dagaalami karin dagaalka ka...
Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku sheegay inaysan wax dowlad ah ka...
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump oo khudbad ka jeediyay bannaanbax lagu taageerayay Ololihiisa Dib u doorashada Madaxtinimada Maraykanka, kaas oo ka...
Banaanbaxyada rabshadaha wata ee Mareykanka gilgilay ee ka billowday 20-ka dollar
Minneapolis (Halqaran.com) - Dilkii uu askari boolis caddaan ah uu u geystay nin madow ah oo lagu magacaabo George Floyd waxay sababtay iney gobollada...
UPDATE: Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay xubno ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay duqeyn dhanka cirka ah in lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Maleeshiyaadka Ururka...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn cirka ah oo ka dhacday Jubbooyinka iyo...
Jamaame (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in diyaarado dagaal ay duqeymo dhanka cirka ah ka geysteen deegaano ka kala tirsan gobolada Jubbooyinka iyo...









